“Inamadii Shalay Hadlaayay Ee Lahaa Berberaanu Deegaan Kunahay Waxan Leeyahay Saaxiibayaal Been Baa Laydin Sheegaye Dhulka Wixii Ka Sokeeya Geed Wadac Marti Baad Ku Tihiin Gobolka Saaxilna Ma Sheegan Kartaan”Xildhibaan Aadan Calas oo Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Sheekh”Daawo Muuqaal
May 9, 2018 - Written by Berbera Today
“Yaryarka Xildhibaanada Sheegayana Sife Xaarana Oo Booba Ayaa Lagu Saaray Iyadoo Taasi Jirta oo la leeyahay Cuna Oo Caba Ayay Hadana Kibrayaan Taas Laga Yeelimaayo”Xildhibaan Aadan Calas
Berbera(Berberatoday.com)-“Inamadii Shalay Hadlaayay Ee Lahaa Berberaanu Deegaan Kunahay Waxan Leeyahay Saaxiibayaal Been Baa Laydin Sheegaye Dhulka Wixii Ka Sokeeya Geed Wadac Marti Baad Ku Tihiin Gobolka Saaxilna Ma Sheegan Kartaan”Xildhibaan Aadan Calas oo Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Sheekh”Daawo Muuqaal