Daawo Muuqalka”Maxamuud Xaashi Oo Hada Ka Hadlay Dagaalka Ceel-Afwayn
May 11, 2018 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalka Labada Beeleed ee walaalaha ah ku dhexmaray Deegaanka Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/2oEnDo89nao
Berberatoday.com