Ergayga Qaramada Midoobay Oo U Kala Dab Qaadaya Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland
May 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaalida Danjire Micheal Keating ayaa u kala dab qaadaya madaxweynayaasha Somaliland iyo maamul goboleedka Puntland, si loo dejiyo xiisadda ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobalka Somaliland ee Sool.
