Hooyada Uurka Lihi Waa Ay Soomi Kartaa, Haddii Aanay Qabin Xanuun U Diidaya, Laakiin Ha Iska Ilaaliso In Ay Biyuhu Jidhkeeda Ku Yaraadaan
May 13, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr. Salwa Abu Yacquub oo ku xeeldheer cudurrada haweenka iyo dhallaanka, ayaa soo jeedisay tallaabooyin ay muhiim tahay in ay ku dhaqanto hooyada uurka lihi xilliga lagu jiro bisha soon, gaar ahaan tallaabooyinka ay tahay in ay qaaddo ka hor inta aanay bishu bilaabmin.