Madaxweyne Muuse Biixi Oo Amar Adag Ka Soo Saaray Qandaraasyada Dawladu Bixiso Iyo Habka Loo Marayo+Akhriso
May 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa amar ka soo saartay qandaraasyada wixii ka badan $5,000 (shan kun oo doolar). Wareegto uu ku saxeexan yahay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu wargeliyay dhammaan wasaaraddaha iyo sidoo kale hay’addaha madax-bannaan, taasi oo lagu amrayo inay guddida qandaraasyada u gudbiyaan hawlaha iibinta iyo soo iibinta baahiyaha kala duwan.
Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Warkan
