Akhriso”Tiradada Dadka Ku Dhintey Roobab Xoogan Oo Ka Da,ay Xeebaha Galbeedka Somaliland
May 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sida ay baahisay idaacadii Duhur-nimo ee BBC-da waxaa ay sheegtay in ugu yaraan 15 qof ay ku dhinteen roobab xoogan oo labadii cisho ee ugu danbeeyey ka da,aayey xeebaha galbeedka Somaliland .
Dadka dhintey ayaa waxaa ay ku kala sugnaayeen deeganada , Lughayaha , Baki ,Saylac iyo deeganada Hoos yimaada
Sidoo kale deeganadaasi waxaa gabi ahaan-ba ka go,an khadkii telefoonka
Berberatoday.com