Madaxweynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Mareykanka U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya
May 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Maraykanka u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Martin Dale oo hoggaaminayey wefti balaadhan.
