May 21, 2018 - Written by berberatoday berberatoday
Assalamu Calaykum
Taariikhada rag iyo dumar ayaa raad la xusuusta kaga taga. Taariikhoodu dhibaatooyinkeena ma xaliyaan laakiin casharo ayaa inoogu jira aynu ka faa’idaysn karno hadii aan si fiican u dhuuxno. Bishan Ramadaanta ee sanadkan waxa aan idin la wadaagi doona barmaamijyo kooban oo ka mida qisooyinka qaar ka mida ragaas iyo dumarkaas. Kani waa barmaamijkii 3aad ee barmaamijyadaas. Fadlan hadaad waqti u hesho halkan ka daawo