berberatoday.com
Laba Diyaaradood Oo Helicopter Ah Oo Iminka Soo Fadhiistey Garoonka Diyaaraha Hargeysa+Ujeedkooda Iyo Waxey Sidaan
May 22, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa soo fadhiistey laba diyaaradood oo ah nooca qumaatiga u kaca isla markaana ay leedahay dawlada Imaaraadka carabtu .

Related image

 

 

Labadan diyaaradood ayaa waxaa ay sidaan raashin iyo cunto fudud oo garaar ah isla markaana loogu talo galay in la gaadhsiiyo dadkii ay ku dhufteen roobabkii duufaanada watey ee ka da,ay xeebaha galbeedka Somaliland .

Wafti uu hogaaminaayo madaxweyne ku xigeena Somaliland ayaa raaci doona labadan diyaaradood oo galabta ka kaci doona madaarka isla markaana dadka ku dhaqan xeebaha galbeedka Somaliland macaawinadaas gaadhsiin doona

Sidoo kale wararka soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com waxaa ay sheegayaan in dawlada Imaaraadku ay Markab Gargaar ah u soo direyso Somaliland .

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews