Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Caalamka Wada-jir uga Dalbaday Lacag Dhan 80$ Siddeetan Milyan oo Doollar
May 22, 2018 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey, ayaa wada-jir u dalbaday lacag dhan $ 80 million oo dollar si wax looga qabto xaalada bani’aadannimo ee ka dhalatay daadadka, roobabka iyo duufaannada wada socda ee ku dhuftay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.