berberatoday.com
Allah Ha Unaxariisto Fanaanadii Faadumo Axmd Dhinbiil Oo Dalka Turkiga Ku Geeriyootay
May 24, 2018 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste Marxuumad Faadumo Axmed Dhinbiil oo kamida ahayd Bahda Fanka Somaliyeed gaar ahaan dalka Jabuuti ayaa Ku Geeriyootay Cisbataal kuyaala dalka Turkiga oo xaalad Caafimaad daro oo la soo daristay loo geeyay.

Marxuumada oo ahayd heesaa caan ah ayaa inta badan nolosheeda ku qaadatay dalka Jabuuti oo ay ku barbaartay hase yeeshee Waxa ay dhalasho ahaan kasoo jeeday Somaliland gaar ahaan Gobolka Awdal Deegaankiisa Xariirad.

Marxuumada fanaanada ahayd ee Faadumo Axmed Dhinbiil ayaa kamida ahayd mudadii ay fanka Ku Jirtay Foolaadka fanaaniinta Dalka Jabuuti waxaanay qaadi jirtay heeso badan oo aad loo jecelyahay alle Ha Unaxriistee.

Marxuumada ayaa saaka ku geeriyootay Cisbtaal dalkaasi Turkiiga Ku yaala oo waayadan danbe xaaladeeda caafimaad oo liidatay lagula tacaalaayay iyada oo mudooyinkii danbena ku noolayd dalka Ingiriiska.

 

https://youtu.be/AqxTQoiJWy0?t=3

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews