Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Iminka Ka Hadlay Dagaalka Saaka Ee Tuko-raq, Mar Kale-na Hanjabaad Diray Maamulka Somaliyeed Ee Putland”Somaliland Way Dabaal Dagaysaa Dalkeedana Way Daafacanaysaa”
May 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland oo iminka ku sugan magaalada Saylac ayaa waxaa uu ka Hadley dagaalka saaka ku dhex maray deeganka Tuko-raq cidamada Somaliland iyo kuwa Puntland .
Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland dhinac na iska difaaceyso dhinac-na ay ka dagaalameyso oo ay xuduudaheeda ay ilaashaneyso waxaana uu yidhi
” Somaliya saaka weerar bay inagu soo qaadey , dagaalkii hada wuu socda dhimasho iyo dhaawac labada dhinac ba wuu jiraa , waana wax binu aadam nimada ka baxsan in bil ramadaan dad gurmad ku jira la soo weeraro .