berberatoday.com
Dagaal Udhexeeya Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Putland Oo Saaka Ka Qarxay Deegaano Ka Shisheeye Tuka Raq
May 24, 2018 - Written by Berbera Today

Tuka Raq(Berberatoday.com)-Saka aroortii Hore ayuu Mar kale dagaal udhexeeya Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Kuwa maamulka Putland oo waayadan danbe isku horfadhiyay deegaanka Tuka Raq uu saaka dib uga qarxay deegaankaasi.

Dagaalkan oo ay dadka deegaanku sheegeen inuu yahay mid culus oo labada dhinacba isu adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa ilaa hada la ogayn khasaaraha ka dhashay inta uu leegyahay waxase la xaqiijiyay in dagaalkaasi ilaa hada socodo.
Waxa la sheegay inay Ciidamada Maamulka Putland  ee deegaankaas difaaca kaga soo jiraa rasaas teelteela kusoo rideen Ciidamada Qaranka Somaliland hase yeeshee rasaastaas ayaa cidna waxba yeelin Ciidamada Qaranka Somalilandna kamay jawaabin ee difaacooda ayay xidheen.

Dagaalkan saaka ayaa la sheegay inay soo qaadeen ciidamada Maamulka Putland iyada oo Maamihii udanbeeyay ay  hadalo hanjabaada warbaahinta umarinaayay Somaliland Madaxda iyo Masuuliyiinta Putland kuwaas oo uu ugu horeeyo Madaxweyanah maamulkaasi Cabdiweli Gaas oo dagaal aan kala joogsi lahayn iclaamiyay.

Ilaa Hadea War Rasmiya oo dagaalkaas saaka bilaamay laga haya ma jiro waxase la eegayaa saacadaha soo socda in war rasmiya laga hello.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews