Wafti Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Oo Iminka Ka Anba Baxay Hargeysa , Halka Ay Ku Sii Jeedaan
May 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminaayo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhaweyd madaarka Hargeysa kaga dhoofay diyaarada Helicopter ah .
Madaxweynaha ayaa waxaa uu safarkiisan ku tagi doonaa deeganadii ay ku dhufatey duufaantii isla markaana waxaa safarkiisan ku wehelinaya xubno wasiiro ah oo ay ka mid yahiin wasiirka arimaha dibada , wasiirka cadaalada iyo wasiirka Beeraha .
Berberatoday.com