Dawladda Somaliland Oo Sheegtay In Itoobiya Sannadkan Bilaabayso Dhismaha Jidka Berbera-Wajaale
May 25, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Somaliland ayaa sheegtay in la rajaynayo in dawladda Itoobiya dhawaan bilowdo dhismaha jidka isku xidhaya Dekedda Berbera iyo magaalo xuduudeedka Tog-wajaale.
