Halkan Ka Daawo Sawirada Gaadiid Ciidamada Qaranka Somaliland Ka Qabsadeen Ciidamada Putland Iyo Taangiyo La Gubay Oo Maamulka Putland Lahaa+Maxaabiis Lagu Qabtay Dagaalkii Shalay
May 25, 2018 - Written by Berbera Today
Sool(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Sawirada Gaadiid Ciidamada Qaranka Somaliland Ka Qabsadeen Ciidamada Putland Iyo Taangiyo La Gubay Oo Maamulka Putland Lahaa+Maxaabiis Lagu Qabtay Dagaalkii Shalay
Sidoo kale Wararka aanu ka helayno Jida Hore ee Ciidamada Qaranka Somaliland Kusugan Yihiin aya sheegaya in Dagaalkii shalay lagu Soo Qabtay Muxiyadiin Awmuuse oo ah sarkaal sare oo katirsan Ciidamada Bada Putland ee BMPF iyo 10 askari oo katirsan ciidamadiisii gaarka u ilaalin jiray kuwaas oo loo soo dhaadhiciyay dhinaca xabsiga magaalada Burco waxa kaloo wararka aanu helayna ay sheegayaan in Ciidamada qaranka Somaliland hayaan maxaabiis aad ubadan oo saraakiil ciidan iyo horjoogayaal hurimo kujiraan kuwaas oo dhamantood loosoo dhaadhiciyay dhinac xabsiyada dalka isla Maalintii shalayba.