berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maxaabiis Laga Soo Daayey Jeelasha Dalka Libya Oo Dib Loogu Soo Celiyay Magaalada Muqdisho
May 30, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa saaka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dejiyay 154 dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaasi oo ku xidhnaa xabsiyada dalka Libya.

Maxaabiistan waxaa wehlinayay oo la socday Safiirka Soomaaliya ee Yurub Ambassador Cali Siciid Fiqi ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan xukuumadda oo uu ka mid ahaa Wasiirka Dastuurka Cabdi Xoosh iyo xildhibaano.

 

 

Qaar ka mid ah dhalinyarada oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin dib ugu soo laabashada magaalada Muqdisho iyo guud ahaan dalkoodii hooyo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews