berberatoday.com
Siyaasi Xaglatoosiye Oo Hargeysa Soo Gaadhay Iyo Kulan Uu Madaxweyne Muuse La Qaatay
May 30, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Caafimaadka Xukuumadii Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka dib xil wareejintii Wasaaradiisa dib ugu soo laabtay Magaaladda Hargeysa.

Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo in muddo ah fadhigiisu ahaa Imaaraadka Carabta ayaa markii uu soo gaadhay Hargeysa waxa uu kulan gaar ah la yeeshay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo uu ugu yimid xarunta Madaxtooyadda.

 

 

In kasta oo aan kulankaasi la ogeyn waxyaabaha ay ka wada hadleen, hadana waxa jiray dhaliilo badan oo uu Xagltoosiye u soo jeediyay Xukuumadda uu hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Kulanka labada dhinac oo ku soo beegmaya xilli xiisad adagi ay ka jirto Deegaanka Tukeraq, taas oo u dhaxaysa labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland ayaa waxa ay wararka qaar sheegayaan in uu madaxweynuhu kala hadlay sidii uu Saleebaan Ciise Axmed Dhinaciisa wax ugala qaban lahaa.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews