“Doorasho Danbe Oo Kominshankani Qabto Ka Qeyb Gali Maayo Oo Waa Go,aan Xisbi ..”Cabdiraxmaan Gudoomiye Ciro”Daawo Muuqaal
May 31, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo ku sugan dalka Denmark isla markaana wareysi siiyey telefishanka SAAB TV waxaa uu sheegay in xisbigiisu aanu ka qeyb gali doonin doorasho danbe oo ay dalka ka qabtaan guddida doorashooyika ee iminka fadhiya xafiiska kominshanka .
Ciro ayaa gudidan ku eedeyey in ay sameyeen xalaadada badan doorashadii madaxtoyada isla markaana aanu kalsooni ku qabin doorashooyinka danbe ee baarlamaanka iyo golayaasha deeganka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/6EXwSQKQE40
Berberatoday.com