Saleban Xaglo-Toosiye Oo Warar Laga Baahiyay Ka Dib Shalay Kulan La Yeeshay Madaxweyne Biixi
May 31, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii caafimaadka ee xukuumadii hore Dr. Saleban Ciise Xaglo-toosiye oo ay warbaahinta qaar ka mid ah muddooyinkan dambe ka baahinayeen warar ku saabsan halka uu ku dambeeyay ayaa Hargeysa ku soo laabtay toddobaadkan.
