berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Barnaamij Laga Sameeyay Xusuusta 30 Guurada Guda-galkii SNM Ee Hargeysa 1988kii
June 1, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahidiinta kala ah, Ibraahim Cabdillaahi Xuseen (Dhego-weyne), Jidhif iyo Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa ka hadlay xusuustooda Guda-galkii Hargeysa ee Dagaalyahannadii SNM, taasi oo ku beegnayd 31 May, 1988-kii oo xilligan laga joogo muddo 30 Sannadood ah.

SNM

Guda-galkii Hargeysa ee SNM oo halistiisa lahaa, maaddaama oo aanay isku dhigmayn Xoogaggii SNM iyo Ciidammada Taliskii Maxamed Siyaad Barre ee Xilligaa ku sugnaa Magaalada Hargeysa,

Saddexda Mujaahid oo uu waraystay Telefiishanka SAAB, ayaa waxay ka warrameen sidii Maalintaa Xaalku ahaa.

Halkan Hoose Ka Daawo War-bixintaasi oo dhamaystiran

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews