Haayada Amnesty International Oo Ku Baaqday Inay Ethiopia Kala Dirto Ciidamada Liyuu Booliska Iyo Sababta
June 1, 2018 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Hay’adda xuquuqda aadnaha ee Amnesty International
ayaa ugu baaqday dowladda Ethiopia inay si deg deg ah u kala dirto ciidamada booliska is-maamulka Soomaalida ee Liyu Boolis, sababo ay ku sheegtay inay si sharci darro ah dad ugu dilayaan gobolka Oromada.
