berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dooxa Aw-Barkhadle Oo Qaadey Laba Gaadhi Iyo Tirada Dhimashada
June 2, 2018 - Written by Berbera Today

Aw Barkhadle(Berberatoday.com)-Hal qof ayaa dhintay 21-gurina waydumeen 2-gaadhi oo kuwa xamuulka ahna daadad ayaa qaaday, kadib markii Roobab dabaylo wata Habeenkii Xalay ay ka deegaanada Awbarkhadle iyo carabaydhay ee duleedka bariga Magaaladda Hargeysa.

Waxa halkaasi gurmad ku tegay Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland oo ay ka mid tahay Wasiirka deegaanka Shukri Xaaji Ismaaciil (baandare) Badhasaabka Gobolka Maroodi jeex Jaamac xaaji Axmed, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Kaydka raashinka qaranka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews