Somaliland”Billad-Geesi Lagu Maamusay 16 Jir Badbaadiyey Carruur Iyo Hooyadood, Ka Dib Markii Daad Qaaday”Daawo Warbixin Muuqal Ah
June 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdiqani Xuseen Xasan, waa 16 jir naftiisa halis u geliyey si uu daad uga badaadiyo laba carruura iyo hooyadood, halka laba kalena ay ku geeriyoodeen daad ka soo rogmaday balliga Xaafadda Qudhac-dheer ee Magaalada Hargeysa bishii hore.
