Diyaarad Siday 50 Dhallinayaro Reer Somaliland Ah Oo Dawlada Somaliya Kasoo Furdaamidsay Magafayaal Libiya Kuhaystay Oo Loo Diiday Inay Soo Caga dhigato Madaarka Cigaal Ee Hargeysa Oo Garowe Laga Dajiyay Iyo Sababta Keentay
June 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shalay galab ayaa Konton dhallinyaro ah oo laga soo celiyey Dalka Liibiya una dhashay Somaliland ay diyaaradii ka soo qaaday Magaaladda Muqdisho, Diyaarada Siday dhallinyaradan ayaa Galabnimadii Shalay Waxay rabtay inay soo fadhiisato Madaarka Cigaal ee Caasimadda hargaysa.
