Daawo Muuqalka”Hogaamiyaha Kuriyada Waqooyo Kim Jong Un Oo Xilkii Ka Xayuubiyay Qaar Ka Mid Ah Saraakiisa Sare Sare Ee Hogaanka Ciidamada Dalkaasi
June 4, 2018 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Saraakiil Sar sare oo ka tirsan dowladda Kuuriyadda Waqooyi ayaa xaqiijiyay in Madaxweynaha dalkaasi uu si deg deg ah xilka uga qaaday Saddex Sarkaal oo Sarsare, kuwaasoo hoggaamin jiray ciidamada Xoogga.
