berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Raysulwasaaraha Dawlada Itoobiya Oo Sheegay In Dawladiisu Oglaatay Heshiis Xasaasi Ahaa Oo Sanadkii 2000 Dhex Maray Dalka Eretria Iyo Sababta Ku Kaliftey
June 6, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa ogolaatay heshiiskii Eratria ee sanadkii 2000 lagu dhameeyay dagaalkii ku dhexmaray xuduuda degmada Badhame.

Heshiiskani oo lagu saxeexay Aljeria waxaana Heshiiskani uu siinaya Eratria Deegaanka Degmada Badhame balse Makes Zanawi ayaa diiday inuu wareejiyo.

 

 

imika dawlada Raysal wasaaraha prostastanka ah ee Qoomiyada oromada kasoo jeeda A bit Ahmed ayaa shaaciyay inay Itoobiya aqbashay heshiiskii 2000 ee Aljeriya jawaabna kaliya ka sugayaan Eratria.

Ku dhawaaqidani oo cajabiso lama filan ah ayaa daaha kafayday shaki badan , Dawlada Eratria ayaa jawaab wali kabixin walina ka hadlin.

Dawlada Itoobiya iyo Eratria ayaa shaki wayn kala qaba isbadalka degdega ah ee Itoobiya ku yimiday ayaa wali la garan laayahay qaar ka faalooda bariga Afrika ayaa ku dooday in Itoobiya ka cabsi qabto in saldhiga Masar ee Eratria si dhibyar looga soo duulo oo masar burnuriso biyo xidheenka korontada.

Waa mida kale Itoobiya oo siyaasiyiinteedu aaminsan yihiin in Eratria tahay dhulkeeda oo maalin soo gacan gali doonaan , lama oga ujeedada itoobiya iyo jawaabaha kasoo bixi doona.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews