berberatoday.com
Faysal Cali Waraabe Oo Ka Digay Qodob Ku Jiray Go’aamo Ka Soo Baxay Shir Maamul-goboleedyada Soomaaliya U Socday
June 8, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay shirkii maamul goboleedyada Soomaaliya iyo dawladda Federaalka Soomaaliya ugu soo dhamaaday magaalada Baydhabo, kaasi oo ay ka soo baxeen Qodobbo khuseeya amniga Soomaaliya.

Faysal

“Shirkaasi ay iskugu yimaaddeen maamul-gobolleedyada iyo Muqdisho ee ka socday Baydhaba qodobbada ka soo baxay waxa ku jiray in hub la siiyo Puntland oo ay kula dagaalamaan wax ay u yaqaanaan argagixisada, hubkaasi waxa loo siinaya in Somaliland lagula dagaalamo, Waayo? wax argagixiso ah oo meesha joogaa ma jirto ee kolba intay dad masaakiin ah soo qabtaan bay yidhaahdaan waa argagixiso, horena waa kuwii ciidamada Maraykanka ku soo hagay ciidamada Gal-mudug ee meesha lagu laayey..”ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews