Maamulka Gobolka Sool oo Beeniyay Warar ay Puntland Faafisay
June 8, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha gobolka Sool iyo Maayerka magaalada Laascaanood, ayaa waxa ay been-abuur ku tilmaameen oo ay maamul-goboleedka Puntland ay ka sheegeen Magaalada Laascaanood.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/nHM1RHT_UN8
Berberatoday.com