berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maamulka Puntland Oo Ku Dhawaaqay Inay Ardeydooda Kala Baxeyso Jaamacadaha Somaliland , Kadib Hadaladii Faysal
June 9, 2018 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Dowladda Puntland ayaa waxaa ay maanta shaacisayinay jaamacadaha Somaliland kala baxayso in ka badan 900 oo kamid ah ardayda reer Puntland ee wax ka barta jaamacadaha magaalooyinka Hargaysa, Burco iyo Boorama kadib markii ay hanjabaad kala kulmeen masuuliyiinta maamulka Soomaaliland.

Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan Jecel oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Garoowe ayaa waxa uu sheegay in haddii xaaladdu ay sidaasi ku sii socoto aysan ka baaqsan doonin inay ardaydu deegaamadooda ku soo laabtaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/rBV96ATcb38

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews