berberatoday.com
Raysal Wasaraha Itoobiya Oo Booqasho Ku Tegay Dalka Masar Iyo Kulan Uu La Qaadanayo Madaxayne Al Sisi Uu La Qaatay
June 10, 2018 - Written by Berbera Today

Masar(Berberatoday.com)-Ra’isul-wasaare Abi Axmed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxay xalay booqasho 2 maalmood ku tageen dalka Masar, waxaana Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Qaahira, ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Msaar, C/Fataah Al-sisi.

Image result for abiy ahmed trivel

 

 

Afhayeenka Madaxtooyadda Masar, Basaam Raadi ayaa shegay inay Madaxweyne Al-sisi iyo Ra’isul-wasaaraha Ethiopia maanta yeelan doonaan Kulan Rasmi ah oo looga hadlayo Xiriirka Labada Waddan, Muranka Biyo-xireenka Ethiopia ka dhistay Webiga Niil, iyo Walaaca ay ka qabaan Xaalladaha ka taagan dalalka Somalia, South Sudan iyo qaar ka mid ah dalalka Afrika.

Dhinaca kale, Ilo ka tirsan Dowladda Ethiopia ayaa sheegay inay Labada Hoggamaiye isla eegi doonaan Gnaacsiga, xoojinta xiriirka labada dal, Xiisadaha ka taagan Mandiqadda Geeska Afrika oo ay ugu horreeyaan Xiisadaha ka taagan Somalia iyo South Sudan.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Masar iyo Ra’isul-wasaraaha Ethiopia ayaa la filayaa inay galabta Shir Jaraa’id ku qabtaan Madaxtooyadda Qaahira, oo ay ku faahfaahin doonaan Ajendayaasha ay ka wada hadleen.

Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Abi Axmed Cali waa Booqashadii ugu horreysay ee uu ku tago dalka Masar tan iyo markii uu xilkaasi qabtay bishii April ee sannadkan. 2018-ka.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews