Dhaq-dhaqaaqyo Ciidan Oo Laga Dareemayo Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool
June 12, 2018 - Written by Berbera Today
Laascanod(Berberatoday.com)-Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa waxaa laga dareemayaa deegaanka Tukaraq ee goblka Sool oo ay maalmihii u danbaysay dagaal ku dhexmaray ciidamada qaranka Somaliland iyo kuwa Maamul Goboleedka Somaliyeed Ee Putland waxaana laga cabsi qabaa in halkaa markale ka qarxo dagaal xoogani kaasi oo la hadal hayo inay Ciidamada Putland qorsheeyeen inay Maalinta yoomal Faraxa ah ee Ciidal Udxaa ay weerar soo qaadaan halka Ciidamada Qaranka Somalilandna la sheegay inay ka warhayaan weerarkaas oo difaac adag diyaarsadeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka