Haweenka Xaafada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargaysa Oo Deeq Lacag Ah Ku Wareejiyey Ciidamada Qaranka Somaliland Ee Jiida Hore
June 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamida haween waynaha xaafada gacan libaax ee caasimada hargaysa ayaa deeq lacag ah oo ay ugu talo galeen ciidamada qaranka ee jiida hore ku wareejiyay masuuliyiinta wasaarada gaashaan dhiga Somaliland.