Daawo Muuqalka”Magaalada Laascaanood Oo Laga Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed Iyo Maamulka Gobolka Oo Ka Hadlay
June 14, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta laga dhagax dhigay Saldhigyo Cusub oo ay yeelanayso magaaladu waxaana dhismaha Saldhigyada Gudoomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir iyo Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/zQeXh8b1oR4
Berberatoday.com