Dhalinyaro Baraha Bulshada Kusoo Bandhigay Sawiro Anshaxa Ka Baxsan
June 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa dhawaan soo if baxay dhalinyaro Rar iyo Dumar isugu jira oo Arrimo Cajiib ah oo aad loola yaabay ku soo ban dhigay Baraha Bulshada, kuwaasoo ka Cadhaysiiyey Dadbadan oo dhaqanka ku adag.