Somaliland Oo Qabatay Basal Xumaatay Oo Dibedda Laga Keenay Iyo Halista Badh Suuqa Lagu Fasaxay
June 14, 2018 - Written by Berbera Today
Wajaale(Berberatoday.com)-Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay Basal Xumaatay oo laga keenay Dalka Suudaan ku qabatay Xadka Somaliland iyo Itoobiya ee Wajaale, taas oo lagu soo waday Hargeysa, ayey sheegeen inay intii xumaatay gubeen, intii kalena oggolaadeen in ganacsi loo keeno gudaha Caasimadda Hargeysa.
Warbixinta Warkaas iyo sida Basashaa Gaadhi isjiid ah oo siday lagu qabtay, qaabka loo oggaaday iyo sida laga yeeelayba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
https://youtu.be/70OxcXxkemk