berberatoday.com
Alle Ha Unaxariisto Marxuum Farxaan Ibraahim Diiriye Oo Galabta Bada Berbera Liqday Kana Yimi Magaalada Burco
June 16, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Farxaan Ibraahim Diiriye Oo Ahaa 27 Jir Reer Burco Ah Oo Dalxiiska farxada Ciida Berbera Uyimi ayaa Galabta Bada Berbera Liqday Gaar Ahaan Xeebta Batalaale Sidaana Ku Geeriyooday Waxaana La Badbaadiyay Saaxiibkii Barkhad Ismaaciil Maxamed Oo La Socday Oo hada Cisbataalka Berbera xaaladiisa Caafimaad lagula tacaalayo.
Hadiyo Jeer Xiliyada Ciidaha ee yoomal faraxa ah Bada berbera waxa yimaada dhalinyaro aad utira badan oo ka kala yimaada gobolada dalka kuwaas oo bada berbera uyimaada dalxiis ahaan inta badan qaar kamidi waxay bada kala kulmaa dhibaato ay ugu weybtahay inay liqdo oo ay Ku Nafwaayaan iyo in dirqi lagu badbaadiyo Iyadoo Qadarka Ilaahay Ka Sakaw loo aaneeyo dhimashadooda farsamo Xumo dhinaca dabaasha ah Iyo Aqoondaro La Xidhiidha Bada oo Aanay dhalinyarada gobolada dalka Ka Yimaadaa Waxba ka aqoonin Bada Iyo Dabcigeeda Iskana galaan Iyada oo Kacsan kadibna ay sidaas ku qaadato kuna liqdo.

Maamulada Gobolka Saaxil ka Degmada Berbera iyo Taliska Booliska Berbera ayaa Xiliyada ciidaha Baaqyo La xidhidha Bada iyo halisteeda warbaahinta mariya iyaga oo uga digaya dadka ka imanaya gobolada kale ee dalka Hase yeeshee dhalinyarada dalxiisayaasha ahi dheg uma jalaqsiiyaan baaqyadaas ciidkastana dhalinayaro isugu jira wiilal iyo Gabdho ayaa Ku geeriyooda Bada Berbera.

Sidoo Kale waxa jira tiim dhalinyaro ah oo dawlada Hoose Berbera katirsan Kuwaas oo ka shaqeeya badbaadinta Dadka Badu Liqdo oo xiliyada ciidaha heegan la galiyo hase yeeshee Dadka Imanaya ayaa ka Badan inamadaas badaabdinta ka shaqyanaya waana ta keenta inay bada dhinac walba ka galaan halka ay inadu goobo cayiman ka hawlgalaan.
Alle ha Unaxariisto Farxaan Ibraahim Diiriye Eheladisiina samir iyo iimaan Haka Siiyo Aamin Aamin

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews