Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Faysal iyo Boqor Raabi oo ka tirsan madax dhaqameedka beelaha Garxaajis ayaa waxaa ay sheegen in shirkii beeshoodu uu qaban qaabadii ugu danbeysay maraayo isla markaana uu wakhtigiisii dhici doono
Sidoo kale madax dhaqameedkani waxaa ay fariin u direen dhamaan Ergooyinkii shirkaas ka qeyb galaysay oo ay ugu baaqeen in wakhtigii lagu war galiyey ay isa soo xaadiriyaan shirkuna dhici doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com