Madaxweynaha Jubbaland Oo Si Odaynimo Ka Muuqato Uga Hadlay Dagaalka Udhexeeya Somaliland Iyo Putland Ee Tuka Raq
June 16, 2018 - Written by Berbera Today
Kismaayo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliya ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa cambaareeyay Dagaalka Tukeraq.

Waxa uu labada dhinac ee halkaasi isku haya ugu baaqay in ay ka shaqaysiiyaan caqliga isla markaana ay is xakameeyaan.
Sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu khudbad ujeedinayay shacabka Magaaladda Kismaayo oo isugu soo baxay tukashada salaada Ciidul Fitriga.