Maamulka Gobolka Sool Oo Qaabilay Dhaawacyada Laba Haweena Oo Somaliland Udhashay Oo Lagu Tooriyay Magaalada Garowe Iyo Sababta Keentay
June 18, 2018 - Written by Berbera Today
Tuka Raq(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa Degmadda Tukaraq Kusoo dhaweeyey dhaawaca Labba dumar ah oo kasoo jeeda gobolka Sool kuwaasi lasheegay in lagu soo dhaawacay Magaaladda Garoowe ee maamul goboleedka Puntland.
Labadan dumar ah ayaa la sheegay in la toorayeeyay kadib markii ay magaalada Garoowe ka sheegeen inay Laascaanood aanay ahayn dhul Puntland leedahay.
Ladaban Haweena oo dhaawacyo Culus qaba ayaa lakala yidhaa Sahra Ahmed garaad ismail.
Canab Cali Xaaji.