berberatoday.com
Magaalada Burco Ganacsatada Shaaha Iibiya Oo Qaarkood Xabsiga Loo Taxaabay Kadib Markii Ay Qiimaha Shaaha Lagu Iibiyo Kor Uqaadeen
June 18, 2018 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-17 makhaayadood oo qiimihii shaaha kordhiyey ayaa lagu xidhay magaaladda Burco ka dib markii dadweyinihii macaamiisha u ahaa si weyn uga cawdeen korodhka qiimaha koobka shaaha ah ku yimid.

Makhaayadahan la xidhay ayaa koobkii shaaha ahaa ka dhigay kun iyo shan boqol oo Somaliland shilling, halka markii hore uu ka ahaa kun shilling Somaliland ah, taas oo dadweynihii aad hore hor yimaadeen korodhka lagu kordhiyey koobka shaaha ah.

Badhasaabka gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi ayaa sheegay in sababta loo xidhay 17 makhaayadood tahay in qiimaha shaaha ay iska kordhiyeen iyadoo aan wax qiimo ah ku kordhin waxyaalihii shaaha laga samaynayey.

“waxaanu xidhnay 17 makhaayadood oo qiimihii shaaha kordhiyey, waxaana ka cawday dadweynihii, sabab ay uga u kordhiyeena ma jirto oo waxyaalihii shaaha laga samaynayey ee ka koobnaa konkorta, shaaha iyo biyuhu waxba laguma kordhin “ayuu yidhi gudoomiyaha gobolka Togdheer.

Dadweynaha reer Burco ayaa aad uga qayliyey qiimaha lagu kordhiyey shaaha,inkastoo suuqu xor yahay hadana waa markii ugu horeyso oo loo xidho ganacsato qiimo ku kordhiyey alaabta iibinayeen.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews