Israa’iil Oo Wasiir Hore Ugu Shaqeyn Jiray Ku Eedaysay In Uu U Basaasay Iiraan
June 19, 2018 - Written by Berbera Today
Israel(Berberatoday.com)-Israa’iil ayaa wasiir hore ku soo oogtay in uu Iiraan u basaasay, sida ay sheegtay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Shin Bet.

Gonen Segev oo dhakhtar ah soona noqday wasiirkii tamarta 1990yadii, ayaa lagu eedeeyay in ay Iiraan u qoratay basaasnimo isaga oo Nigeria ku nool.