“Waan Fulinayaa Heshiiskii Aan La Galay Beesha Xil Cabdiqaadir Jirde”” Ma Jirto Wax Ii Diidaya Inaan Mar Kale Musharax Madaxweyne Noqdo ” Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro”Daawo Muuqaal
June 19, 2018 - Written by Berbera Today
Germany(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo telefishanka HCTV kula Hadley dalka Jarmalka ayaa markii ugu horeysay doorashada ka dib shaaciyey in uu sidiisii u fulin doono heshiiskii uu la galay Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde iyo beesha uu ka soo jeedo-ba
” Heshiiskaas aan la galay xildhibaan Cabdiqaadir Jirde sidiisi buu u fulayaa..” Ayuu yidhi .