berberatoday.com
Boqor Cismaan Buurmadow Oo Dib U Helay Xoriyadiisii Lana Siidaayay
June 20, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Buurmadow oo mudooyinkii ugu danbeeyey xidhnaa isla markaana xukuumada Somaliland ku xukuntay 3 sanno oo xadhig ah ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii .

Image result for boqor buurmadow

 

 

Boqor Buurmadow ayaa la sheegay in uu cafis u fidiyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi

Si deynta boqorka ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili la filaayo in Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Safar ugu baxo Gobalada Bariga Somaliland ee Sanaag Iyo Togdheer iyada oo safarka Madaxweynahana dulucdiisu tahay inuu xal uraadiyo colaada soo noqonoqtay ee ka dhex taagan labada beelood ee walaalaha ah ee deegaanka Ceel Afweyn iyadoo Boqor Cismaan Buurmadawna Labadaas beelood ee dagaalamaya mid kamida kasoo jeedo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews