“Suurto Gal Ma Aha In Doorasho Uu Qabto Kominshan Aanu Kalsoonidii Kala Noqoney..” Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Dalka Kusoo Laabtay”Daawo Muuqal
June 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa saaka dib dalka ugu soo laabtey laguna soo dhaweeyey madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa
Gudoomiyaha oo ugu horeynka xog waramey safarkiisii uu ku maraayey Dalalka Qaarada Yurub ayaa waxaa uu mar kale si cad u sheegay in aaney suurto gal noqon doonin in doorashado danbe ay qabtaan kominshankanoo uu sheegay in xisbigoodu kalsoonidii kala noqdey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/zWNSQe0kX84