Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdilaahi Jawaan Oo Sheegay In Komishanka Doorashooyinka Dacwad Ka Gudbiyeen C.I.D-na Looga Yeedhay
June 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in kominshanka doorashooyinka Somaliland ay dacwad ku soo oogeen isla markaana looga yeedhay xarunta danbi baadhista Somaliland , kuwaas oo uu sheegay in ay kominshanku ka cadhoodeen dhaliilo uu warbaahinta u mariyey
Siyaasi Cabdilaahi Jawaan ayaa si cad u sheegay in aaney kominshankani doorasho danbe lagu aamani Karin isla markaana isagu shaqsi ahaan aanu ku qanacsaneen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan