Daawo Muuqalka”Saraakiil Ciidan Oo Loo Xidh Xidhay Qaraxii Shalay Ka Dhacay Addis Ababa
June 24, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowlada Ethiopia ayaa xidh xidhtay ilaa iyo 12 qof oo 9 ka mid ah ay yihiin saraakiil iyo saddex qof oo Shacab ah. Saraakiisha booliiska ayaa loo haystaa inay ka hortagi waayeen weerarkan qarax ka hor intuusan dhicin.
Saddexda qof ee shacabka ah ayaa 2 ka mid ah ay yihin haween iyo nin, la sheegay in laga qabtey goobtii qaraxa. Guud ahaan dalkaasi ayaa galey jahwareer markii qaraxa shaley lala beegsadey Isu soo bax uu ka hadlay Raysalwasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed.