Danjire Michael Keating Oo Ka Jawaabay Warqadii Dacwada Ahayd Ee Madaxweynaha Somaliland U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay
June 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka xogyahaha guud ee qaramada midoobay u qaabilsan somaliland iyo soomaaliya Michael Keating ayaa jawaab ka bixiyey warqad dacwad ah oo uu ka gudbiyey Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi.
Danjire Michael Keating ayaa sheegay in xoghayaha guud ee qaramada midoobay u wakiishay inuu ka jawaabo dacwadii ka soo gaadhay Madaxweynaha Somaliland, waxaanay jawaabta Keating uu u soo diray Madaxweynaha Somaliland u dhignayd sidan:-