Shanta Maamul Goboleed Ee Somaliya Taageeray Mawqifkii Dawlada Xamar Ee Ahaa Inaan Somaliland Toos Loo Siinin Kaalmooyinka Caalamiga Ah
June 24, 2018 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Maamul Goboleedyada Puntland,Hirshabelle, Jubbaland, Koonfur galbeed iyo Galmudug ayaa ka soo horjeestay kaalmada Tooska loosiiyo Somaliland iyagoo taageerey Mowqifka Dowladda Xamar ee Somaliya.
Waxaanay mawqifkaas ku cadeeyeen oo shanta madaxweyne Maamul Goboleed kuna saxeexeen waraaqadan hoos ka Muuqata.
