berberatoday.com
Daawo Muuqaalka”Shir Weynihii Beesha Garxajis Oo Si Rasmi Ah U Furmay Iyo Siyaasiyiinta Ka Qeyb Gashay+Sawiro
June 24, 2018 - Written by Berbera Today

Gacanlibaax(Berberatoday.com)-Shir weynihii Beesha Garxajis, ayaa si rasmi ah shalay galab uga furmay Buurta Gacanlibaax, kaasi oo ay kasoo qayb-geleen ergooyin kal kala socda dhammaan-ba Ardaayada Beesha Garxajis, isagoo subaxan saaka ahna si habsami ah u socda .

 

 

Shirkan Beesha Garxajis Ee Tol-Wanaaje Laba , Ayaa WaxaSi Rasmi Ah U Furey Furiteenkiisii Suldaanka Guud Ee Beesha Garxajis Suldaan Maxamed Cabdiqaadir,Waxaana Lagu Wadaa In Lasoo Gunaanado Maalinta Khamiista Ee Fooda Inagu Soo Haysa.

Salaadiinta, Boqorada Ugaas-Yada Cuqaasha, Iyo Badi Madax-Dhaqameedka Beesha Garxajis Oo Ka Kala Yimi Gobolada, Sanaag, Tog-Dheer, Saaxil, Maroodijeex, Daad-Madheedh Iyo Ergooyin Ay Soo Xuleen Ayaa Iyana Soo Buuxiyey Madasha Shirka .

Dhanka Kalene Waxa Furitaankii Shir Weynaha Beesha Garxajis Ka Qayb-Galay Siyaasiyiinta Beesha Dhammaantood, Waxaana Kamid Ahaa Prof Ismaaciil Buubaa, Siyaasi Axmed Mirre Maxamed, Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, Xildhibaan Dheeg Iyo Weliba Siyaasiyiin Kale Oo Miisaan Culus.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/OwwyDxsJ8AU

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews